Taagerada loogu talagalay ilmaha iyo waalidiinta
Taagerada ilmaha iyo waalidiinta waxaa loogu talagalay qoysaska ilmaha da`dooda u dhaxayso 6–21 sano, oo ku sugan xaalado adag oo u baahan qof xaaladahooda adag kala xaajoodaan oona u baahan talo iyo taageero. Xiriir kasta ooo aad noola yeelato waa ikhtiyaari, waa lacag la`aan mana loo baahna kaalmo.
Faahfaahinta xiriirka
E-mail: asf.barnochforaldrastodet@malmo.se
Taleefan: 040-34 09 79
Kooxdayda waxay ka kooban tahay la taliyeyaasha arrimaha bulshada, kuwaasoo khibrado u leh, in ay la kulmaan qoysas ku sugan xaalado adag oo kala duwan. Anagu siyaabo kala duwan ayaa arrimaha u maaraynaa. Hawlgalladeenna waxaa gundhig u ah baahidaada.
Iyadoo fiirogaar aan la siin nooca arrinta waa nalaga soo xiriiri kartaan. Waxaan tixgelinnna waajibka xajinta sirta.
Waxaa naga heli kartaan
- Qofku gooni ahaan, ama lamaane ahaan ama qoys ahaan ayaa wadahadal ku salaysan talo iyo taageerro noola yeelan karaan
- Barnaamijka qoysaska oo koox ahaan ama shaqsi ahaan
- Kooxaha ilmaha
- Xiriir muddo gaaban oo ikhityaari ah oo aan wax xog ah laga qorayn
Waxaan ku dadaalna in mar kasta noola soo xiriir karo, khadka taleefanka ayaa isniin-jimce saacadaha 8.00–16.30 nalaga soo xiriiri kartaa. Farin noo duub haddii khadka u mashqulsan yahay, kaddib anaga ayaa kula soo xiriiri doono.
Xitaa e-mail ayaa noo oo diri kartaa, adreeska e-mailka hoos ayuu ku qoran yahay. E-mailka isniin-jimce ayaan aqrisanaa waxaana ka soo jawaanta sida ugu dhaqsida badan.
Kontakta oss
Barn- och föräldrastödet
- Telefon:
- 0768-52 29 21
- Postadress:
- Barn- och föräldrastödet Barn- och föräldrastödet, Barkgatan 15 205 80 Malmö
- Besöksadress:
- Barkgatan 15