Uppdaterad 16 June 2020

16 June 2020

Telefon

070-123 456 78

Telefontider

Måndag - torsdag

Kl. 07.00 - 17.00

Fredag

Kl. 07.00 - 16.00

Öppettider för besökare

Måndag - torsdag

Kl. 07.00 - 17.00

Fredag

Kl. 07.00 - 16.00

Adress

Malmö stad, 205 80 Malmö 

Waxa loogu tala galay qeybaha wax soo saarka iyo ganacsiga fayraska koroona iyo covid-19 dartood

Waxeynu halkan ku ururiney warbixin ku saabsan gargaarka aan siin karno shirkadaha iyo wax qabadka aynu fulinno si hoos loogu dhigo saameynta xun ee soo gaari karta wax soo saarka iyo ganacsiga. Maadaama xaaladdu dhaqso isu beddeli karto waxeynu kugula talineynaa inaad mar kasta warbixintii ugu danbeysay kala socoto bogagga internet-ka ee hey’adaha.

Malmö business ayaad ka heleysaa warbixin iyo linkiyada hey’adaha, ururada wada shaqeynta iyo meelaha kale aad ka heleyso warbixin saxa.

Hagidda shirkadaha ee magaalada Malmö ayaa sii xoojiyey tala siintiisa

Waxeynu xoojiney hagidda shirkadaha waxadna naga heli kartaa talo siin iyo warbixin si lagaaga caawiyo howlaha waxqabadka ee ay magaalada Malmö siiso milkiilayaasha shirkada. Waxaad kalood naga heleysaa warbixintii ugu danbeysay ee gargaarka qaran iyo fursadaha kalee jira.

Tala siinta aan xoojiney waxaad kala xiriiri kartaa telefoonka 040-34 10 00 iyo emaylka foretagslots@malmo.se. Hagidda shirkadaha ayaa furan maalmaha shaqada inta u dhaxeysa saacadaha 08.00–17.00.

Waxqabadka ay magaalada Malmö ugu tala gashay wax soo saarka iyo ganacsiga