$left
$middle

Dalabka, su’aalaha & jawaabaha

Platserbjudanden till andra ämnen än instrument är försenade. Dessa skickas ut under andra halvan av augusti.

Halkan waxaa adiga ka akhrisankarta habka aad usoo dalban kartid koorsooyinka lagu iskuulka hidaha iyo dhaqanka, nidaamla boos helida, kharashka waxbarashada iyo waxyaabo kale.

Sidan baa usoo dalban

Dalabka waxaa toos uga soo suubsan nidaamka internetka oo ardeyda.
Haddii adiga ama canugaaga loo qariyay magacyadiina iyo warbixintiina shaqsiga sidan ciwaanka aad ku nooshahay, adiga markas ah isticmaalin bogga internetka ka aad soo dalbaneysid oo waxaa naga la soo xiriirta telefoon lambarkan 040-344800.

Jawaab celinta oo su’alaha waxaa ka akhrisankarta hoostan inta aadan soo dalban.

Boos martiqaadid

Boos martiqaadida oo xilliga waxbarashada waxaa la soo diri labo jeer, mid waxaa la soo diri juun iyo kan labad waxaa la soo diri bisha ogost. Haddii adiga aad boos waxbarasho heshid waxaan ogeysiinta kuu soo direyna juun ama ogost.


Xilliga dayrta oo waxbarashada

Xilliga dayrta waxbarashada Iskuulka hidaha iyo dhaqanka waxey bilaaban dhammaadka ogost. Dhammaan ardeyda oo boos koorso ka helo waxaa la soo xiriiri macallinkooda oo waxaa la ogeysiin xilliga waxbarashada bilaaban iyo saacadaha xisada la dhigi iyo wixii warbixin kale oo muhiim ah.

Xilliga guga oo waxbarashada

Xilliga waxbarashada oo guga waxey ku aadan tahay isbuuca 2. Xilliga waxbarashada waxey dhammaan meey.

Xilliyada fasaxa

Xilliyada fasaxa iskuulada sida sida fasaxa feebarweri, abril, fasaxa xagaaga iyo fasaxa dayrta, xilliyadas waxbarasho caadiga ma laga dhigi iskuulka hidaha iyo dhaqanka.

Maalmaha waxbarashada macallimiinta

Iskuulka hidaha iyo dhaqanka wuxuu leeyahay dhowr maalmood oo macallimiinta ey ku maqanyahiin waxbarasho. Maalmahaas wax xisada ma la dhigaayo. Macallinkaad baa wakhti hore kuu soo sheegi maalmahas xilliyada ey ku soo aadi.


Dalab soo suubso - xilliga aad dooneysid

Koorsooyinka lagu dhigo iskuulka hidaha iyo dhaqanka xilliga aad dooneysid baa soo codsankarta. Dadka waxaa boos lagu martiqaadaa dhowr jeer inta lagu jiro xilliyada waxbarashada oo juun ilaa ogosto.

Soo xaqiijin booska safka - meey

Haddii adiga saf ugu jirtid inaa boos ka heshid koorso adiga waxaa laguu soo diri fariin e-mail oo lagu weydiin haddii aad dooneysid inaa safka ku sii jirtid. Waa qasab inaa soo xaqiijisid haddii aad dooneysid inaa safka ku sii jirtid. Haddii aad soo xaqiijin boos safka waa lagaa saari.

Xilliga ugu dambeynta oo boos iska fasaxida

Xilliga dayrta oo waxbarashada waa ugu dambeyn 1 ogosto, iyo xilliga guga oo waxbarashada waa 30 diisambar. Waa sidoo kale xita market noqoto qalabka muusig aad deynsatay.

Warqada kharash bixinta

Warqada kharash bixinta oo lacagta koorsada oo waxbarashada dayrta waxaa la soo diri oktoobar, iyo kharashka waxbarashada guga waxaa la soo diri feebarweri.

Nidaamka ardeyda oo Iskuulka hidaha iyo dhaqanka

Koorsooyinka aad dhigno waxaa loogu talagalay carruurta iyo dhallinyarada jiro 7 ilaa 18 oo u diwaangalisantahay iney ku noolyahiin Malmö.

Canugaaga waxaa usoo codsankarta laga bilaabo 1 jeenawari oo sanadka canugaaga buuxin da’da saxda.

Adiga wax dalab oo koorso canugaaga ma usoo suubinkartid sanadka uu buuxin da’ ka weyn da’da la oggolyahay.

Koorsooyinkeena si otomaatig ah bey kuu diidi oo xanibaada da’da. Marka aad soo gashid bogga digitaalka adiga waxaa kaliya soo dalbankarta koorsooyin ku habboon da’da canugaaga. Haddii koorso aad da’ sax ku soo dalbatay oo markas kadib da’da ka weyn buuxisid dalabkaas waa la kaansali.

Haddii aad dalabka soo dirtay wax waa ka badalikarta haddii aad soo gashid koontada aad suubsatay.

Maya, canugiiba waa hal koorso. Iskuulka hidaha iyo dhaqanka aad baa loo xiiseeya iyo sidaas daraadeed bey anaga muhiim noogu tahay in carruur iyo dhallinyaro badan ku helan fursad ey ku dhigtan ugu yaran hal koorso.

Sida loo isticmaalo qalabka muusiga kaliya barashada ma’ahan oo waxaa xita culeys la saari in si wada jir loo barto habka muusig loo suubiyo. Taasna waxey ardeyda u suurtagalin iney bartaan sida loo isticmaalo qalabka muusiga laga suubiyo iyo isla markasna kamid ahaadan kooxyada iskuulka hidaha iyo dhaqanka oo isla suubiyo muusig ama isla wada heeso si koox ahaan.

Ha iloobin inaa badashid warbixintaada iyo warbixinta canugaada oo meesha la idinkala soo xiriiri oo soo gal bogga internetka oo iskuulka hidaha iyo dhaqanka haddii aad badashid e-mailka, telefoon lambarka ama ciwaankaada.

Haddii warbixinta shaqsigaada ey tahay mid sir, dalabka ha ka soo suubsan internetka, oo anaga naga soo wac 040-34 48 00 si aad dalabka kaaga caawino.

Miyaa adiga kamid tahay koox muusig oo iskuula hidaha iyo dhaqanka oo degmo kale iyo hadana usoo guurtay Malmö? Markas waxaa dalab ka soo suubsan internet iyo noo soo diri warqad caddeyn oo ka socoto iskuulkii hore aad dhigan jirtay markas adiga waa lagaa hormarin safka, si aad heshid boos oo koorsada aad horeyba u dhiganeysay.

  • Boos martiqaadida waxaa lagu taariikhyada dalabka sida ey usoo kala horeeyeen, da’da iyo isku waafajinta kooxda koorsada isla dhigan.Boos martiqaadida marka ey noqoto koorsooyinka kale aanan eheen warbarashada isticmaalida qalabka muusiga waxaa la bilaabi in la soo diro bilawga juun.
  • Dhammaan dadka boos warbarasho helay waxaa e-mailka loogu soo diri boos martiqaadka.
  • Anaga ardeyda waa ku martiqaadi boos inta lagu jiro xilliga waxbarashada oo dhan.
  • Markii laguu helo boos firaaqo anaga waan kula soo xiriireynaa. Haddii adiga aadan helin boos martiqaad adiga waxaa ku sii jiri safka.
  • Boos martiqaadida oo waxbarashada isticmaaldia qalabka muusiga waxaa la soo diri ogosto. Dadka dhammaan boos helay waxaa la soo xiriiri Iskuulka hidaha iyo dhaqanka.

Marka adiga boos ka heshid koorso adiga waxaa laguu diwaangalin inaa kamid tahay ardeyda iskuulka hidaha iyo dhaqanka xilliga waxbarashada oo dhan. Kharashka waxbarashada waa inaa markasna bixisid.

Haddii laguu soo diro boos martiqaad iyo adiga aadan dooneyn booska, waa qasab in adiga fasaxdid booska oo soo gal bogga internetka oo nidaamka ardeyda. Isku xiriiriyaha oo ciwaanka boggas waxaa ka heli korkaan oo dhinaca midigta. Haddii aadan booska iska fasaxin waa inaa bixisid kharashka waxbarashada oo xilliga waxbarashada cusub.

Warbixin ku saabsan xilliyada boos la fasaxo waxaa ka heli warqada martiqaadida.

Haddii aad dooneysid booska inaa iska safaxdid laakin aad safka ku sii jirtid, waa qasab inaa e-mail usoo dirtid kulturskolan@malmo.se.

Haddii aad ku soo jawaabtid maya, ama aadan ka soo jawaab celin saddex martiqaad oo isku mowduuc, adiga safka waa lagaa xoori.

Safka

Koorsooyinka qaarkood aad baa loo xiiseyn iyo tirada inta qof dhigankarto ismalahan. Hadddii adiga boos aadan helin, waxaa lagu galin saf. Markas kadib adiga waxaa laguu soo diri martiqaad markuu boos firaaqo noqdo.

Waa ey adagtahay ilaa inta safka lagu jiri in la sheego maadaama koorsokasto ey leedahay gooni u ah. Safka inta lagu jiri wey is badali maadaama anaga meelaha aan hantida iyo culeyska galin badan tahay, taasna sabab u noqon karta saf dheera inoo gaabto.

Koorsooyinka ugu safka dheer caadiyan waa biyaano, keyboard, dhexyar, gitaar, gitaarka koorontada, diyaarin qalab muusig, koox isla heesi, koorsooyinka bilawga ah oo barashada sawirka, naqshada, qoob ka ciyaarida, sawirida kartoonka iyo riwaayad

Haddii adiga saf ugu jirtid inaa boos ka heshid koorso adiga waxaa laguu soo diri fariin e-mail oo lagu weydiin haddii aad dooneysid inaa safka ku sii jirtid. Waa qasab inaa soo xaqiijisid haddii aad dooneysid inaa safka ku sii jirtid.

Haddii aad soo xaqiijin boos safka waa lagaa saari.

Koorsokasto waxey leedahay saf qaas u ah. Haddii aad dooneysid inaa safka badalid oo mowduuc kale ama koorso kale saf ugu jirtid iyo isla markasna haysatid lambarka aad safka uga jirtid waa qasab inaa naga la soo xiriirtid kulturskolan@malmo.se. Soo qor koorsada aad hada safka ugu jirtid iyo mida aad dooneysid inaa u badalatid.

Xisadaha waxbarashada

Ciwaanka Friisgatan 15B baa inta ugu badan iskuulka hidaha iyo dhaqanka ku yaal. Lokaalka ciwaankas ku yaal waxaa lagu dhigaa dhammaan mowduucyada iyo halkan buu fadhiyaa maamulka iskuulka hidaha iyo dhaqanka. Anaga waxaa xita xisado waxbarasho ku dhignaa dhowr xaafadood.

Tirada inta xiso la dhigan dayrta iyo guga wey kala duwan tahay laakiin anaga waxaan ballanqaadi 25 xisadood sanadkaas oo dhan. In qorshaha jadwalka wax laga badalo waa suurtagal haddii xaflado weyn ama show, soo bandhigid riwaayada iyo mashruuc ey isku soo aadan.

Adiga waxaa dhigan hal xisad hal jeer isbuuckasto. Koorsooyinka qaarkood sida sawirka iyo naqshadeynta, suubinta kartoon filim iyo sawirida kartoon waxaa isbuuc is dhaaf la dhigan labo xisadood hal wakhti. Marka la isku diyaarin show, xaflad muusig ama soo bandhigid waxaa suurtagal in xisad dheeri la dhigo. Macallimiinta wakhti hore bey idin ogeysiin is badalada.

Xisada ilaa inta la dhigi waxey ku jirantahay koorsada iyo wey kala duwan tahay oo socon karta 30 minid ilaa 2 saac markey noqoto ardeyda da’da weyn. Haddii aad dooneysid koorso qaas ah inaa ogaatid ilaa inta xisadeeda la dhigi waxaa la xiriiri kulturskolan@malmo.se

Waxbarashada iskuulka hidaha iyo dhaqanka waxaa loo dhigan kooxan. Xitaa barashada isticmaalida qalabka muusiga.

Macallinka baa kuu soo diri ballan oo xilliga waxbarashada bilaaban oo waxaa laguu soo diri ogosto, oo dhammaan ardeyda baa loo diri warqad, e-mail ama sms.

KA FIIRSO! Anaga warqad ballan oo bilaabida waxbarashad guga ma kuu soo direyno.

Anaga waxaan sms ahaan ama e-mailka kuugu soo diri ogeysiin haddii aan ka marmin inaa baajino hal xisad.

Haddii adiga aadan imaan karin xisad waa in waalidka mas’uulka ah macallinka soo ogeysiiyaan xisada ka hore oo telefoon, sms ama e-mail ahaan maqnaanshada. Haddii aadan na soo ogeysiin maqnaanshada xisada ka hore maqnaanshadas waxey la mid tahay maqnaansho aanan ansaxsaneen.

Haddii aadan na soo ogeysiin maqnaanshada xisada ka hore maqnaanshadas waxey la mid tahay maqnaansho aanan ansaxsaneen. Saddex xisadood isku xigo aad sabab la’aan maqnaatid waxaa gafeysaa booskaada. Markey noqoto koorsooyinka isbuuc is dhaaf loo dhigto oo markiiba la dhigto labo xisadood waa lagaa kaansali booska haddii aad labo jeer sabab la’aan maqnaatid.

Haddii aad dooneysid inaa ka hartid koorsada iyo dooneysid inaa booska iska fasaxdid waa qasab in waalidka mas’uulka ah ama ardeyda qaangaarka ah dalab boos fasaxid ka soo dalbado nidaamka ardeyda oo Iskuulka hidaha iyo dhaqanka.

Xilliga dayrta oo waxbarashada waa ugu dambeyn 1 ogosto, iyo xilliga guga oo waxbarashada waa 30 diisambar. Haddii taariikhyadas wixii ma ka dambeeyo soo gudbisid boos fasaxida adiga bey waajib kugu tahay inaa bixisid kharashka xilliga warbarashada cusub. Waa sidoo kale markey noqoto dib usoo celinta qalabka muusig suubinta

Haddii aad dooneysid inaa koorso badatid, soo gaal bogga internetka iyo soo dalbo koorsada aad dooneysid. Marka aan kugu martiqaadno booska koorsada waa qasab inaa ka hartid koorsadii hore aad dhiganeysay.

Dhammaan ardeyda qasab bey ku tahay iney soo xaqiijiyan iney doonaayaan iney sii dhigtan koorsada Iskuulka hidaha iyo dhaqanka baa e-mail kuu soo diri bisha meey inta la gaarin xilliga waxbarashada oo dayrta.

In qofka uu muddo dheer ka maqnaado koorso waxey kaliya suurtagal tahay sida camala xanuun ama qofka safar wadankale ku maqanyahay.

Kharashka koorsooyinka waa 300 kr lixdii biloodba. Ka qeybqaadasho koox isla heesi iyo isla suubin muusig waxaa bilaash ku dhigan ardeyda oo bixiyeen kharashka koorsada. Haddii kale waa inaa la bixiyo 300 kr lixdii biloodba. Haddii aad kireysatid qalabka muusig suubinta waxaa bixin 200 kr/lixdii biloodba.

Haa, waa jira qiimo jabin walaal. Qofka bixin kharashka oo warqada kharash bixinta loo diri, haddii oo haysto canug oo ka yar 18 oo dhigto Iskuulka hidaha iyo dhaqanka waa la siin qiimo jabin walaal. Qiimo jabinta waa 100 kr/lixdii biloodba oo canuga labad, 200 kr/lixdii biloodba oo canuga saddexaad, canuga afarad iyo carruurta sii raaco bilaash bey ku dhigan.

Markii adiga boos lagu siiyo ama haddii adiga aadan booska aadan ku soo fasaxin inta la dhaafin wakhtiga ku qoran xeerkeena adiga bey waajib kugu noqon inaa bixisida kharashka xilliga waxbarashada.

Warqada kharash bixinta oo xilliga waxbarashada dayrta waxaa la soo diri oktoobar iyo waxbarashada xilliga guga waxaa la soo diri feebarweri. Adiga waxaa laguu soo diri warqada xasuusinta kharash bixinta haddii wakhtigii la doonaayay aadan ku soo bixin.

Warqadaha kharash bixinta aan la soo bixin waa deyn lagu wareeyin degmada Malmö iyo shirkada deyn soo ururinta.

Xilliga dayrta oo waxbarashada waa ugu dambeyn 1 ogosto, iyo xilliga guga oo waxbarashada waa 30 diisambar. Haddii taariikhyadas wixii ma ka dambeeyo soo gudbisid boos fasaxida adiga bey waajib kugu tahay inaa bixisid kharashka xilliga warbarashada cusub. Waa sidoo kale markey noqoto dib usoo celinta qalabka muusig suubinta aad deynsatay.

Ma dooneysaa in warqada kharash bixinta aan kuu soo direyn iney ahaato mid digitaal? Internetka bangigaaga gal iyo halkas ka soo dalbo warqada kharash bixinta oo digitaalka, dalbo “Malmö stad” markey noqoto shirkada ama halka aad lacagta u direysid.

Anaga kharashka ma soo celin ama qiimo jabin kuma siineyno haddii xilliga waxbarashada oo dhammaan aad waxbarashada ka hartid.

Qalab muusiga iyo qalabyada kale

Haddii aad dooneysid inaa ka qeybqaadatid xisad muusig qofka waa inuu haysto qalabka muusiga. Arrintaan waxey quseysaa dhammaan koorsooyinka muusiga laga reebo muusiga la dhaho pop iyo rock iyo kooxyada isla heeso. Qalabka muusiga inta ugu badan waa suurtagal in laga deynsado iskuulka hidaha iyo dhaqanka. Adiga warbixintas halkan baa ka sii akhrisankarta.

Ardeyda dhigan koorsada biyaanada waa ey heli biyaano, mid digitaal ama cod weyn leh, si ey u tababaran karan. Suurtagal ma ahan in biyaano nalaga deynsado.

Markasto koow la tasho macallinka inta aadan soo iibsan ka hore qalabka muusiga.

Iskuulka hidaha iyo dhaqanka waxaa la deynsankara haddii ey haayan oo waxaa suurtagal ah in la deynsado qalabka muusiga oo magacyadooda la dhaho accordeon, altblockflöjt, altfiol/viola, baryton, cello/violoncell, darbouka, fagott, fiol/violin, klarinett, kontrabas, oboe, saxofon, trombon, trumpet, tuba, tvärflöjt, valthorn iyo kaamero. Kharashka deynsashada waa 200 kr lixdii bilood. Adiga waxaa deynsankarta 1 ilaa 2 sano. Qalabka muusiga iyo kamarada ceymis ma eysan galin Iskuulka hidaha iyo dhaqanka, iyo sidaas daraadeed qofka deynsaday baa mas’uul ka ah soo magdhabida kharashka haddii qalabka dhaawac soo gaaro ama lumaan

  • Sawir iyo naqashad: dhammaan waxey kamid tahay kharashka koorsada.Filim iyo sawir: Kaamerada sawir qaadida waxaa ku deynsankarta 200 kr lixdii bilood.
  • Waxyaabaha kale oo qalabka oo suubinta filim iyo sawir koorsada bey kamid tahay.
  • Kartoon sawirida: dhammaan waxey kamid tahay kharashka koorsada.
  • Riwaayad: adiga waxaa u baahantahay dhar ku haboon, macallinka baa warbixin kaa siin biloowga koorsada.
  • Muusig: qalabka muusig suubinta iyo qoraalka muusiga waa qasab qofka inuu soo diyaarsado (qalabka muusiga qaarkood waxaa laga deynsankara Iskuulka hidaha iyo dhaqanka), macallinka baa warbixin kaa siin koorsada marka aad biloowdid.
  • Qoob ka ciyaarid: dhar ku haboon iyo kabo waa qasab qofka inuu soo iibsado, macallinka baa warbixin kaa siin biloowga koorsada.

Carruurta curyaanka

Carruurta curyaanka ah waxey la dhigan koorsooyinka ardeyda kale oo xaaladaha ey suurtagalka tahay. Anaga waxaan suubin xal oo anfaci dhammaan carruurta. Anaga waxaa xita diyaarinay dhowr boos waxbarasho qaas u ah carruurta baahi qaas qabo. Koow nala soo xiriir inta aadan soo dalban si aad noola tashatid.

Isku xiriiriyaha hoostan baa ka heli warbixin oo meherada habka aan ugu waafajineyn carruurta baahida qaaska qabo.

Isticmaalida warbixinta shaqsiga

  • Warbixinta shaqsiga waxaan u isticmaali sida uu dhigi qaanuunka midowga yurub oo difaacida warbixinada kombiyuutarada 2016/679 oo difaacida warbixinta qofka shaqsiga.
  • Sababta diwaangalinta loo suubin baa ah maamulida iyo qorsheynta ardeyda dhigto Iskuulka hidaha iyo dhaqanka oo Malmö.
  • Sharciga markey noqoto warqada wada heshiinta.
  • Mas’uuliyada waxey saarantahay guddiga hidaha iyo dhaqanka oo Malmö iyo warbixinta shaqsiga waxaa isticmaalkiisa iyo maamulkiisa ku shaqo leh shaqaalaha Iskuulka hidaha iyo dhaqanka oo Malmö.
  • Warbixinta shaqsiga waa suurtagal in la bixiyo sida ku qoran sharciga warbixin la qeybsashada bulshada.
  • Warbixin ardeyda waa la burburin ama la masaxi markey sanad ka soo wareegsato xilligii ka baxay dugsiga sare.
  • Qofka la diwaangaliyay wuxuu xaq u leeyahay inuu soo dalbado iyo la siiyo warbixinta shaqsiga oo laga haayo iyo la saxo ama la masaxo warbixintas iyo xaq u leeyahay in la xanibo isticmaalida iyo diidi karo habka loo isticmaali.

Warbixin kale oo habka Malmö u isticmaali warbixinta shaqsiga

Meesha aad naga la soo xiriireysid

Malmö Kulturskola[Iskuulka hidaha iyo dhaqanka]

Friisgatan 15B

214 21 Malmö

E-mailka: kulturskolan@malmo.se

Telefoon: 040 34 48 00

Shaqaalaha difaacida warbixinta shaqsiga

Kulturförvaltningen[Maamulka xafiiska hidaha iyo dhaqanka]

Baltzarsgatan 31

205 80 Malmö

E-mailka: kulturkansli@malmo.se

Telefoon: 040 34 48 60

Haddii warbixintaada shaqsiga ey sir tahay adiga ah isticmaalin bogga internetka marka aad dalabka soo gudbineysid. Dadka oo warbixintooda shaqsiga ey sir tahay ama la qariyay ciwaanka ey ku noolyahiin si kale oo ka baxsan nidaamka guud baa loo diwaangalin. Soo wac telefoon lambarka 040-34 48 00.

Oggolansho oo ka muuqasho sawir, filim iyo cod

Marka aad soo dalbaneysid Iskuulka hidaha iyo dhaqanka waxaan ku weydiin inaa oggolaanshadaada na siisid markey noqoto inaa sawir qaadikarno, isticmaalikarn iyo soo bandhigikarno sawiro, filim iyo cod oo canugaaga ka dhex muuqdo. Sawirada, filimka iyo codka la duubay canugaaga kaligiis iyo si wada jir buu uga muuqankara.

När vi berättar om kulturskolan

Malmö stad kan använda bilderna, filmklippen och ljudupptagningarna i undervisningssyfte och för att dokumentera och informera om Malmö Kulturskolas verksamhet. Det kan ske i digitala och tryckta medier.
Malmö stad kommer inte att behandla barnets personuppgifter för några andra ändamål än enligt beskrivningen i denna text.

Man får ångra sig

Du kan när som helst ta tillbaka ditt samtycke, genom att kontakta Malmö Kulturskolas personuppgiftsansvarige på det telefonnummer eller den e-postadress som anges längre ner på den här sidan. Om du meddelar att du återkallar ditt samtycke kommer Malmö Kulturskola att sluta ta bilder, filmer och ljudupptagningar och att radera och upphöra att behandla barnets personuppgifter enligt denna text.

Klicka ja, om det känns okej

Genom att klicka i rutan för godkännande på anmälningssidan samtycker du till att Malmö stad behandlar ditt barns personuppgifter på det sätt som anges i denna text.

Det finstilta

Personuppgiftsansvarig

Kulturnämnden i Malmö stad
Organisationsnummer 212000-1124
205 80 Malmö
Tel: 040-34 48 60
E-post: kulturkansli@malmo.se

Dataskyddsombud

Tel: 040-34 10 57
E-post: dataskyddsombud@malmo.se

Typ av personuppgifter

Bilder och/eller upptagningar av filmklipp och ljud där ditt barn medverkar samt ditt namn och ditt skriftliga samtycke till att Malmö stad behandlar bilderna och/eller upptagningarna.

Ändamålet med behandlingen

För att dokumentera och informera om Malmö Kulturskolas verksamhet. Hanteringen kan ske i digitala och tryckta medier.
Detta kan ske exempelvis:
- Publicering på kulturskolans hemsida och sociala medier
- Trycksaker, informationsbroschyrer, annonsering m.m.
- Kampanjer med stor synlighet i Malmö

Rättslig grund för behandling

Ditt samtycke i egenskap av vårdnadshavare.

Mottagare

Bilderna och/eller filmklippen och/eller ljudupptagningarna kan spridas till allmänheten. Detta medför att bilderna och filmklippen kan göras tillgängliga för användning och annan behandling även av andra än Malmö stad. Sådan behandling som andra än Malmö stad genomför faller utanför Malmö stads ansvar enligt tillämplig dataskyddslagstiftning. Vidare kan bilder och upptagningar av filmklipp komma att föras över till leverantörer av bildbanks- eller videoplattformstjänster som anlitas av Malmö stad.

Lagringstid

Malmö stad kommer att spara dina och ditt barns personuppgifter så länge bilderna och/eller filmklippen på ditt barn används till dess att du återkallar ditt samtycke eller till ett år efter att ditt barn har slutat sina studier på gymnasieskolan. Malmö stad kan dock i vissa fall bli skyldig att spara personuppgifterna enligt tillämplig arkiveringslagstiftning.

Dina rättigheter

Du har rätt att kontakta Malmö stad för att få information om vilka uppgifter Malmö stad har om dig och ditt barn eller begära rättelse av dina eller ditt barns uppgifter.

Vidare, och under de förutsättningar som närmare anges i tillämplig dataskyddslagstiftning. Du rätt att begära radering av dina och ditt barns uppgifter, begära en överföring av dina eller ditt barns uppgifter (dataportabilitet), eller begära att Malmö stad begränsar behandlingen av dina eller ditt barns uppgifter.

När Malmö stad behandlar personuppgifter med stöd av ditt samtycke, har du rätt att när som helst återkalla sitt samtycke genom skriftligt meddelande till Malmö stad

Du har rätt att inge klagomål om Malmö stads behandling av dina och ditt barns personuppgifter genom att kontakta Datainspektionen, Box 8114, 104 20 Stockholm.


so