Malmö stad
$left
$middle

Hubinta kharashka

Warbixintaan waxaa laguugu soo diray in aad bixisay kharash badan ama yar markey noqoto kharashka lagu bixiyo boos oo dugsiga xannaano ama dugsiga xilliga firaaqada sanadkii 2023. Warqada kharash bixinta baa adiga ka arkeysaa haddii la doonaayo inaa bixisid lacagta kharashka ama adiga lacag laguu soo celin (kreditfaktura).

Sidaan baa loo suubin hubinta kharashka

Magaalada Malmö waxey warbixinta oo dhaqliga qoyskiina soo galay sanadka 2023 ka soo gaaray Xafiiska canshuuraha[Skatteverket]. Dakhliga sanandka waxaa loo qeybin 12, taasna ku siin dakhliga bilkasto ku soo galo. Lacagtaas waxaa lala barbar dhigi dhaqliga aad soo qoroteen inoo idin soo galo oo degmada usoo gudbiseen. Haddii ey noqoto inaa kharash badan bixisay adiga baa lacag laguu soo celin. Haddii kharashka intii lagaa doonayay ka yar aad bixisay waxaa bixin lacag dheeri.

Haddii laguu soo diro warqada kharash bixinta oo adiga aadan bixin karin

Haddii lacagta warqada ku qoran aadan halmar wada bixin karin adiga waxaa soo codsankarta in dib laguugu dhigo maalinta ugu dambeyn lagaa dooni inaa bixisid lacagta (codsi dib u dhigid). Maalinta ugu dambeyn oo bixinta lacagta adiga waxaa dib u dhigikarta ugu badnaan 3 bilood laga soo bilaabo maalinta bixinta ugu dambeynta oo warqada ku qoran. Adiga waa bixin lacagta ribada oo dulsaarka ilaa dhammaan kharashka oo dhan ka bixineysid.

Adiga waxaa xita soo codsankarta inaa kharashka si yar yar u bixisid ugu badnaan muddo gaari 1 sano laga soo bilaabo maalinta bixinta ugu dambeynta oo warqada ku qoran. Marka aad bixinta kharashka si yar yar u kala bixineysid waxaa xita bixin ribo. Iyo kharash dheer oo qorsheynta si yar yar u bixinta oo ah 170 kr baa la bixin qeybta koowad oo kharash bixinta.

E-mail usoo dir malmostad@malmo.se ama soo wac 040-34 10 00 haddii aad dooneysid in wakhtiga lacag bixinta laguu dheereeyo ama kharashka si yar yar u bixisid.

Haddii adiga lacag laguu soo celin

Haddii laguu soo diro warqada amaah ku yeelashada markas adiga baa lacag laguu soo celin wixii ka dambeeyo taariikhda ugu dambeynta oo warqada ku qoran. Halkan ka fiiri noocyada dib usoo celinta lacagta, tag malmo.se/avgiftskontroll.

Haddii aad dooneysid warbixin kale

Soo gal malmo.se/avgiftskontroll si aad u akhrisatid warbixin ku saabsan suubinta hubinta kharashka.

Warbixinta guud oo saabsan kharashka oo boos dugsi xannaano iyo dugsiga xilliga firaaqada oo waxaa ka heli malmo.se/avgifter-förskola-fritidshem

Fadlan, nala soo xiriir adigoo isticmaali malmostad@malmo.se ama
040-34 10 00. Haddii aad dooneysid inaa booqasho noogu imaatid tag, malmo.se/kontakt oo halkas baa ka heli ciwaanyada iyo saacadaha uu furanyahay xafiiska u adeegida bulshada.

Sidan senast uppdaterad:

so