$left
$middle

Heeganka bulshada

Heeganka bulshada ayaa ka shaqeeya arrimaha bulshada ee degdega u yimaada wakhtiga ka danbeeya saacadaha xafiiska marka uu xiran yahay xafiiska adeega bulshada caadiga ee xaafaddaada fiidki, habeenki iyo maalmaha fasaxa. Arrimaha degdega waxay noqon karaan cunfi ka dhaca guriga, walaac daran ee la xiriira carruur la waxyeeleynayo ama dad qaba dhibaatada balwada. Waxaad kaloo heeganka bulshada la xiriiri kartaa si aad u hesho warbixin, talo siin ama wadahadal gargaar. Waa lacag la’aan gargaarka oo dhan waxaadna codsan kartaa turjubaan ku hadla afkaada hooyo.

La xiriir heeganka bulshada ee xaaladaha degdega fiidkii, habeenkii iyo maalmaha fasaxa:

Telefoon: 040-34 56 78

so