$left
$middle

Xarunta dhibanaha danbiga loo geysto iyo dhexdhexaadinta

Haddii uu danbi kaa falay qof sokeeye kuu ah ama qof aadan garaneyn, marqaati aad ka noqotay danbi, ama aad tahay ehel ama qaraabo qof danbi laga galay waxaad xarunta dhibanaha danbiga loo geysto iyo dhexdhexaadinta ka heleysaa taageero wadahadal iyo ka shaqeynta dhibaatada. Waa lagu soo dhoweynayaa iyadoon loo eegin inaad ashkato boliis ka sameysay dhacdadaa iyo in kale. Waxaad noqon kartaa qof aqoonsigiisu qarsoon yahay. Waa lacag la’aan gargaarka oo dhan waxaadna codsan kartaa turjubaan ku hadla afkaada hooyo.

La xiriir xarunta dhibanaha danbiga loo geysto iyo dhexdhexaadinta saacadaha maalinta maalmaha shaqada si aad u qabsato ballan turjubaan:

Telefoon: 040-34 92 92

E-mayl: brottsutsatt.asf@malmo.se

so