$left
$middle

Xarunta xaaladaha adag ee yimaada

Haddii aad ku nooshahay Malmö isla markaana uu qof kugu dhow kuu geystay cunfi, hanjabaad ama meel ka dhac waxaad la xiriiri kartaa xarunta xaaladaha adag ee yimaada. Waa la caawinayaa xataa haddii aad tahay qof ku soo jiray ama hadda ku jira xiriir dhibaata leh ama carruurta marqaati ka noqotay cunfi ka dhacay guriga. Sidoo kale si laguu caawiyo waxaad la xiriiri kartaa xarunta haddii aad dhibaato ku qabto xasarad badan isla markaana aad u hanjabtay, gacan ula tagtay, meel ugu dhacday ama cabsi galisay qof qoyskaada ka tirsan. Waa lacag la’aan gargaarka oo dhan waxaadna codsan kartaa turjubaan ku hadla afkaada hooyo.

La xiriir xarunta xaaladaha adag ee yimaada saacadaha maalinta maalmaha shaqada si aad u qabsato ballan turjubaan:

Telefoon: 040-97 06 07

E-mayl: kriscentrum.samtal@malmo.se

so