$left
$middle

Kooxda la tashiga

Haddii aad ku nooshahay Malmö isla markaana aad ku nooshahay nolol laguu hanjabo ama aad dooneyso inaad ka baxdo nolol danbiyeed waxaad gargaar ka heli kartaa kooxda la tashiga ee Malmö. Waa lacag la’aan gargaarka oo dhan waxaadna codsan kartaa turjubaan ku hadla afkaada hooyo.

La xiriir kooxda la tashiga saacadaha maalinta maalmaha shaqada si aad u qabsato ballan turjubaan:

Telefoon: 040-34 05 50

E-mayl: konsultationsteamet@malmo.se

so