$left
$middle

Waxaad halkan ka heli kartaa tallooyinka iyo gargaarka urrurada samafalka ee telefoonka heeganka oo afaf kala duwan

Heeganka dadka danbiyada laga galo, haddii laguu geystay danbi. Telefoon: 116 006

Terrafem, hadduu cunfi kuu geystay qof aad la leedahay xiriir dhow. Telefoon: 020-52 10 10

Bris, haddii aad adiga qaan gaarka ah qabto su’aalo ku saabsan caruurta iyo dhalinyarada ee jira ugu badnaan 18 sano. Telefoon: (carabi oo keliya) 077-448 09 00

Bris, telefoon heegan ah, chatt iyo wadahadal la taliye bulsho ee carruurta. Telefoon:116 111

so