Malmö stad
$left
$middle

Waalida haystan lambarka TF:ka waxey Unikum ku soo gali Freja eI

Waalidka waa iney suubistan aqoonsiga digitaalka oo la dhaho Freja e-legitimation si ey usoo gali karan Unikum.

Qofka dooni inuu suubsado aqoonsiga digitaalka oo la dhaho Freja e-legitimation waa in koow uu codsado lambarka la dhaho TF-nummer oo aqoonsiga qofka la hubiyay. Arrintas waxaa ka dalban xafiisyada u adeegida bulshada oo dowlada[statens servicekontor]. Si qofka loogu suubin karo lambarka TF:ka oo qofka aqoonsigiisa la hubiyay waa in wakhti ballan xafiiska ka suubsatid.

Haddii qofka waalika uusan haysan lambarka aqoonsiga oo TF:ka wuxuu ka dalban kara xafiisyada u adeegida bulshada midkood oo waxaa la buuxin foomka la dhaho SKV7540 oo ka heleysid hey’adda canshuuraha[Skatteverket], waxaa heli mid digitaal ahaan ama warqad ahaan u buuxineysid marka xafiiska joogtid.

Magaalada Malmö waxaa ku yaal 4 oo xafiisyada u adeegida bulshada, iyo ka kala heli:

  • Värnhems servicekontor Köpcenter Entré, Fredsgatan 23
  • City servicekontor, Östergatan 16B
  • Mobilia servicekontor, Per Albin Hanssons väg 32E
  • Rosengård servicekontor, Frölich väg 3

Sidan senast uppdaterad:

so